Taariikhdii Labaad 33:18 ~ 2 Летописи 33:18

picture

H addaba Manaseh falimihiisii kale iyo baryadii uu Ilaahiis baryay, iyo erayadii wax arkayaashii ay isaga kula hadleen magaca Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, bal eeg, waxay ku qoran yihiin kitaabkii falimihii boqorradii dalka Israa'iil.


А останалите дела на Манасия, и молитвата му към неговия Бог, и думите на гледача, които му говориха в името на Господа Израилевия Бог, ето, написани са между делата на Израилевите царе.

Continue reading Report error