S idaas aawadeed waxaa isu soo ururay dad badan, wayna wada awdeen ilihii biyaha ahaa oo dhan iyo durdurkii waddanka dhex mari jiray, oo waxay isyidhaahdeen, Bal boqorrada dalka Ashuur intay yimaadaan maxay biyo badan u helayaan?
So many people gathered together, and they stopped up all the fountains and the brook that ran through the midst of the land, saying, Why should the kings of Assyria come and find much water?
Continue reading Report error