O o dad badan ayaa Rabbiga Yeruusaalem ugu keeneen hadiyado, oo Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudahna waxay u keeneen waxyaalo qaali ah, sidaas aawadeed markaas intii ka dambaysay ayaa isaga loogu sarraysiiyey quruumaha oo dhan hortooda. Kibirkii, Guushii Iyo Dhimashadii Xisqiyaah
Many brought gifts to the Lord at Jerusalem, and things of much worth to King Hezekiah of Judah. So the king was honored in the eyes of all nations from that time on. Hezekiah’s Pride
Continue reading Report error