O o addoommadiisiina waxay ku sii hadleen war badan oo ka gees ah Rabbiga Ilaaha ah iyo addoonkiisa Xisqiyaah ahba.
And his servants spake yet more against the Lord God, and against his servant Hezekiah.