Taariikhdii Labaad 32:15 ~ 2 Chronicles 32:15

picture

H addaba sidaas daraaddeed Xisqiyaah yuusan idin khiyaanayn oo yuusan sidan idiin sasabin, hana rumaysanina, waayo, innaba ma jirin quruun ama boqortooyo ilaaheedu awooday inuu dadkiisa ka samatabbixiyo gacantayda iyo gacantii awowayaashay toona, haddaba ilaahiinna sidee buu gacantayda idiinka samatabbixin doonaa?


So now do not let Hezekiah lie to you or lead you in the wrong way like this. Do not believe him. For no god of any nation was able to save his people from me or from my fathers. How much less will your God save you from me!’”

Continue reading Report error