Taariikhdii Labaad 31:6 ~ 歷 代 志 下 31:6

picture

O o dadkii Israa'iil iyo dadkii Yahuudah oo degganaa magaalooyinkii dalka Yahuudah, iyaguna waxay toban meelood meel ka keeneen lo'da iyo idaha, iyo weliba alaabtii la soocay oo quduuska looga dhigay Rabbiga Ilaahooda ah, wayna iskor tuuleen.


住 猶 大 各 城 的 以 色 列 人 和 猶 大 人 也 將 牛 羊 的 十 分 之 一 , 並 分 別 為 聖 歸 耶 和 華 ─ 他 們 神 之 物 , 就 是 十 分 取 一 之 物 , 盡 都 送 來 , 積 成 堆 壘 ;

Continue reading Report error