Taariikhdii Labaad 31:5 ~ 2 хроніки 31:5

picture

O o haddiiba mar alla markii amarkii soo baxay ayaa dadkii Israa'iil bixiyeen wax faro badan oo ah midhihii dhulka ugu horreeyey, oo ah hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo malab, iyo wixii dhulka ka baxay oo dhan, oo wax kasta toban meelood meel ayay si badan u keeneen.


А як поширився той наказ, поназносили Ізраїлеві сини багато первоплодів збіжжя, виноградного соку, і нової оливи, і меду, і всякого полевого врожаю; і як десятину того всього багато поназносили.

Continue reading Report error