Taariikhdii Labaad 31:2 ~ 2-я Паралипоменон 31:2

picture

O o Xisqiyaahna kooxihii wadaaddada iyo kuwii reer Laawiba wuxuu u doortay siday nin walba adeegiddiisu ahayd, oo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawiba nin kastaba hawshiisii buu amray inay bixiyaan qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiinada, iyo inay adeegaan, oo ay mahadnaqaan, oo ay Ilaah ku ammaanaan xerada Rabbiga irdaheeda.


Езекия распределил священников и левитов по отделениям, каждого – по его священническим или левитским обязанностям, чтобы они приносили всесожжения и жертвы примирения, совершали служение, возносили благодарения и пели хвалу у ворот Господнего жилища.

Continue reading Report error