O o weliba wadaaddadii ahaa farcanka Haaruun oo joogay beeraha magaalooyinkooda agagaarkoodii, magaalo kasta waxaa ugu jiray niman loo magacaabay inay qayb siiyaan wadaaddada inta lab ku jira oo dhan iyo kuwii reer Laawi oo abtiriskooda lagu tiriyey oo dhan.
А синам священика Аарона, на полях пасовиська їхніх міст, у кожному місті поставлені були мужі, що зазначені поіменно, щоб давати частки кожному мужчині серед священиків та всякому приписаному серед Левитів.
Continue reading Report error