Taariikhdii Labaad 30:5 ~ 2 Летописи 30:5

picture

S idaas daraaddeed waxay amar ku soo saareen in lagu naadiyo dalka reer binu Israa'iil oo dhan, tan iyo Bi'ir Shebac iyo ilaa Daan, inay wada yimaadaan oo ay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil Iidda Kormaridda Yeruusaalem ugu sameeyaan, waayo, wakhti dheer looma samayn sida qoran.


Затова решиха да прогласят по целия Израил, от Вирсавее дори до Дан, покана да дойдат за да направят пасха на Господа Израилевия Бог в Ерусалим; защото отдавна не бяха я празнували според предписанието.

Continue reading Report error