Taariikhdii Labaad 30:18 ~ 2 Chronicles 30:18

picture

M axaa yeelay, dad badan, xataa kuwa badan oo ahaa reer Efrayim iyo reer Manaseh iyo reer Isaakaar iyo reer Sebulun ayan isnadiifin oo weliba waxay wax uga cuneen neefafka Kormaridda si ka duwan sidii qornayd. Waayo, Xisqiyaah ayaa iyaga u duceeyey oo yidhi, Rabbiga wanaagsanu ha cafiyo ku alla kii


For a multitude of the people, even many from Ephraim and Manasseh, Issachar and Zebulun, had not purified themselves, yet they ate the Passover otherwise than prescribed. For Hezekiah prayed for them, saying, “May the good Lord pardon

Continue reading Report error