O o wuxuu sameeyey gurigii ugu wada quduusnaa, dhererkiisuna wuxuu le'ekaa guriga ballaadhkiisa oo labaatan dhudhun ahaa, oo ballaadhkiisuna wuxuu ahaa labaatan dhudhun, oo isagana wuxuu ku dahaadhay dahab wanaagsan oo gaadhaya lix boqol oo talanti.
A făcut casa Locului prea sfînt. Ea era lungă de douăzeci de coţi, cît lărgimea casei, şi largă de douăzeci de coţi. A acoperit -o cu aur curat, care preţuia şase sute de talanţi.
Continue reading Report error