Taariikhdii Labaad 29:32 ~ 2-я Паралипоменон 29:32

picture

O o qurbaannadii la gubayay oo shirku keenayna tiradoodu waxay ahayd toddobaatan dibi, iyo boqol wan, iyo laba boqol oo baraar ah, oo intaasoo dhanna waxaa Rabbiga loogu keenay qurbaanno la gubo.


Жертв всесожжения, которые принесло собрание, было общим счетом: семьдесят быков, сто баранов и двести ягнят – все это для всесожжения Господу.

Continue reading Report error