X isqiyaahna wuxuu amray in qurbaanka la gubo meesha allabariga lagu dul bixiyo. Oo markii qurbaanka la gubo bixintiisa la bilaabay waxaa kaloo la bilaabay gabaygii ahaa ammaanta Rabbiga, iyo turumbooyinkii, iyo alaabtii muusikada oo Daa'uud oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil.
Then Hezekiah told them to give the burnt gift on the altar. When the burnt gift began, the song to the Lord also began, with the horns and the objects for music made by David, king of Israel.
Continue reading Report error