O o waxay keeneen toddoba dibi, iyo toddoba wan, iyo toddoba baraar ah, iyo toddoba orgi, inay qurbaan dembi u ahaadaan boqortooyada aawadeed iyo meesha quduuska ah aawadeed iyo dadka Yahuudah aawadood. Oo wuxuu wadaaddadii reer Haaruun ku amray inay xoolahaas ku bixiyaan meesha Rabbiga lagu baryo.
И докараха седем юнеца, седем овена, седем агнета и седем козела в принос за грях за царството, за светилището и за Юда; и той заповяда на свещениците, Аароновите потомци, да ги принесат на Господния олтар.
Continue reading Report error