Taariikhdii Labaad 28:9 ~ 2 Chronicles 28:9

picture

L aakiinse halkaas waxaa joogay nebi Rabbigu soo dirtay, oo magiciisana waxaa la odhan jiray Codeed, wuuna u baxay inuu ka hor tago ciidankii Samaariya ku soo socday oo wuxuu ku yidhi, Bal eega, Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin ayaa u cadhooday dadka Yahuudah, oo sidaas daraaddeed ayuu iyaga gacantiinna u soo geliyey, oo idinna waxaad iyagii ku layseen cadho kulul oo tan iyo samada gaadhay.


But a prophet of the Lord was there, whose name was Oded; and he went out before the army that came to Samaria, and said to them: “Look, because the Lord God of your fathers was angry with Judah, He has delivered them into your hand; but you have killed them in a rage that reaches up to heaven.

Continue reading Report error