Taariikhdii Labaad 28:5 ~ 歷 代 志 下 28:5

picture

O o sidaas daraaddeed ayaa Rabbiga Ilaahiisa ahu isagii ku riday gacantii boqorkii Suuriya, oo intay isagii wax ku dhufteen ayay dadkiisii tirada badnaana maxaabiis ahaan ugu kaxaysteen Dimishaq. Oo haddana isagii waxaa gacanta loo geliyey boqorkii dalka Israa'iil kaasoo wax badan ka laayay.


所 以 , 耶 和 华 ─ 他 的 神 将 他 交 在 亚 兰 王 手 里 。 亚 兰 王 打 败 他 , 掳 了 他 许 多 的 民 , 带 到 大 马 色 去 。 神 又 将 他 交 在 以 色 列 王 手 里 , 以 色 列 王 向 他 大 行 杀 戮 。

Continue reading Report error