Taariikhdii Labaad 28:27 ~ 歷 代 志 下 28:27

picture

M arkaasaa Aaxaas dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaalada Yeruusaalem, waayo, isagii lama gelin qabuurihii boqorrada dalka Israa'iil; oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Xisqiyaah.


亞 哈 斯 與 他 列 祖 同 睡 , 葬 在 耶 路 撒 冷 城 裡 , 沒 有 送 入 以 色 列 諸 王 的 墳 墓 中 。 他 兒 子 希 西 家 接 續 他 作 王 。

Continue reading Report error