Taariikhdii Labaad 28:24 ~ 2 Cronici 28:24

picture

M arkaasaa Aaxaas wuxuu soo wada urursaday weelashii guriga Ilaah oo wuu wada burburiyey weelashii guriga Ilaah, oo albaabbadii guriga Rabbigana wuu wada xidhay, oo isna wuxuu meelo allabari ka samaystay gees kasta oo Yeruusaalem.


Ahaz a strîns uneltele din Casa lui Dumnezeu, şi a făcut bucăţi uneltele din Casa lui Dumnezeu. A închis uşile Casei Domnului, şi -a făcut altare în toate colţurile Ierusalimului.

Continue reading Report error