Taariikhdii Labaad 28:10 ~ 2 Cronici 28:10

picture

O o imminka waxaad ku talo jirtaan inaad hoosaysiisaan dadka Yahuudah iyo dadka Yeruusaalem si ay idiinku ahaadaan niman addoommo ah iyo naago addoommo ah, laakiinse miyaanay jirin xadgudubyo aad idinkuba ku xadgudubteen Rabbiga Ilaahiinna ah?


Şi credeţi acum că veţi face din copiii lui Iuda şi din Ierusalim robii şi roabele voastre? Dar voi nu sînteţi vinovaţi înaintea Domnului, Dumnezeului vostru?

Continue reading Report error