Taariikhdii Labaad 28:1 ~ 歷 代 志 下 28:1

picture

A axaas markuu boqor noqday wuxuu jiray labaatan sannadood, oo lix iyo toban sannadood ayuu Yeruusaalem boqor ku ahaa, oo isagu ma uu samayn sidii awowgiis Daa'uud oo kale wax Rabbiga hortiisa ku qumman,


亞 哈 斯 登 基 的 時 候 年 二 十 歲 , 在 耶 路 撒 冷 作 王 十 六 年 ; 不 像 他 祖 大 衛 行 耶 和 華 眼 中 看 為 正 的 事 ,

Continue reading Report error