Taariikhdii Labaad 27:5 ~ 2 Летописи 27:5

picture

O o weliba wuxuu la diriray oo ka adkaaday boqorkii reer Cammoon. Oo reer Cammoonna isla sannaddaasba waxay isagii siiyeen boqol talanti oo lacag ah, iyo toban kun oo kor oo sarreen ah, iyo toban kun oo kor oo shaciir ah. Oo reer Cammoon intaas ayay siiyeen sannaddii labaad iyo sannaddii saddexaadba.


И като воюва против царя на амонците, надделя над тях; и в същата година амонците му дадоха сто таланта сребро, десет хиляди кора жито и десет хиляди <кора> ечемик. Толкоз му платиха амонците и втората и третата година.

Continue reading Report error