Taariikhdii Labaad 26:8 ~ 2 Летописи 26:8

picture

O o reer Cammoonna waxay Cusiyaah siin jireen gabbaro, oo magiciisiina wuxuu ku faafay oo gaadhay xataa meesha Masar laga galo, maxaa yeelay, aad iyo aad buu u xoogaystay.


И амонците даваха подаръци на Озия; и името му се прочу чак до входа на Египет, защото стана много силен.

Continue reading Report error