O o weliba Cusiyaah wuxuu lahaa ciidan dagaalyahan ah oo dagaalka koox koox ugu baxa sidii ay ahayd tiradooda ay sameeyeen Yecii'eel oo ahaa karraanigii iyo Macaseeyaah oo sirkaalkii ahaa, sidii uu ku amray Xananyaah oo ahaa boqorka saraakiishiisa midkood.
При това Озия имаше войска от военни мъже, които излизаха на война по полкове според броя им, който бе преброен от секретаря Еиил и настоятеля Маасия под ръководството на Анания, един от царските военачалници.
Continue reading Report error