Taariikhdii Labaad 26:10 ~ 2 хроніки 26:10

picture

O o haddana wuxuu munaarado ka dhisay cidlada, oo ceelal badanna wuu qotay, maxaa yeelay, xoolo badan buu lahaa, oo waxayna u joogeen dhulka dooxada iyo dhulka bannaanka ahba, oo buuraha iyo beeraha barwaaqaysanba wuxuu ku lahaa rag beeraley ah iyo kuwa canabka xannaaneeya, maxaa yeelay, wuxuu jeclaa beeraha.


І побудував він башти в пустині, і повисікував багато ям для води, бо мав великі череди і на долині, і на рівнині, рільників, і виноградарів у горах, і садки, бо він любив хліборобство.

Continue reading Report error