Taariikhdii Labaad 26:1 ~ 2 Crónicas 26:1

picture

M arkaasaa dadkii Yahuudah oo dhammu waxay soo kaxaysteen Cusiyaah oo lix iyo toban sannadood jiray, oo isagay boqor uga dhigeen meeshii aabbihiis Amasyaah.


Y todo el pueblo de Judá tomó a Uzías (Azarías), que tenía dieciséis años, y lo hicieron rey en lugar de su padre Amasías.

Continue reading Report error