Taariikhdii Labaad 25:9 ~ 2 Летописи 25:9

picture

M arkaasaa Amasyaah wuxuu ku yidhi ninkii Ilaah, Haddaba sidee baannu ka yeelaynaa boqolkii talanti oo aan siiyey ciidanka Israa'iil? Kolkaasaa ninkii Ilaah u jawaabay oo ku yidhi, Rabbigu wuu awoodaa inuu ku siiyo wax intaas ka sii badan.


Амасия отговори на Божия човек: Но какво да направим за стоте таланта, които дадох на Израелевата войска? А Божият човек отвърна: Господ може да ти даде много повече от това.

Continue reading Report error