Taariikhdii Labaad 25:18 ~ 2 хроніки 25:18

picture

K olkaasaa Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil u cid diray Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi, Yamaaruggii Lubnaan ku yiil wuxuu u cid diray geedkii kedarka ah oo Lubnaan ku yiil, oo wuxuu ku yidhi, Gabadhaada sii wiilkaygu ha guursadee, oo waxaa halkaas soo maray bahal Lubnaan joogay, markaasuu yamaaruggii ku joogsaday.


І послав Йоаш, Ізраїлів цар, до Амації, Юдиного царя, говорячи: Тернина, що на Ливані, послала до кедрини, що на Ливані, кажучи: Дай но дочку свою моєму синові за жінку! Та перейшла польова звірина, що на Ливані, і витоптала ту тернину...

Continue reading Report error