Taariikhdii Labaad 25:10 ~ 2 Cronici 25:10

picture

K olkaasaa Amasyaah soocay ciidankii isaga dalka reer Efrayim uga yimid, si ay dalkoodii ugu noqdaan; sidaas daraaddeed aad bay dadkii Yahuudah ugu cadhoodeen, oo waxay dib ugu noqdeen dalkoodii iyagoo aad u xanaaqsan.


Atunci Amaţia a despărţit ceata care -i venise din Efraim, şi a poruncit ca oamenii aceştia să se întoarcă acasă. Dar ei s'au mîniat foarte tare pe Iuda, şi au plecat acasă cu mare furie.

Continue reading Report error