Taariikhdii Labaad 24:5 ~ 2 Cronici 24:5

picture

M arkaasuu soo wada ururiyey wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi, oo wuxuu ku yidhi, Baxa oo magaalooyinka dalka Yahuudah taga, oo reer binu Israa'iil oo dhan waxaad ka soo ururisaan lacag guriga Ilaahiinna lagu cusboonaysiiyo sannad ilaa sannad, oo xaalkaas dhaqso u sameeya. Habase yeeshee kuwii reer Laawi xaalkaas kuma ayan dhaqsan.


A convocat preoţii şi leviţii şi le-a zis: „Mergeţi în cetăţile lui Iuda şi strângeţi de la toţi israeliţii darea anuală pentru restaurarea Casei Dumnezeului vostru. Împliniţi-vă degrabă însărcinarea!“ Dar leviţii nu s-au grăbit.

Continue reading Report error