Taariikhdii Labaad 24:25 ~ 歷 代 志 下 24:25

picture

O o markay isagii ka tageen, (waayo, waxay ka tageen isagoo aad iyo aad u buka) ayaa isaga addoommadiisii u sirqooleen dhiiggii uu qabay oo ilma Yehooyaadaac, kii wadaadka ahaa, oo waxay dileen isagoo sariirtiisii ku jiifa, wuuna dhintay. Oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa'uud, laakiinse isagii laguma dhex aasin qabuurihii boqorrada.


亞 蘭 人 離 開 約 阿 施 的 時 候 , 他 患 重 病 ; 臣 僕 背 叛 他 , 要 報 祭 司 耶 何 耶 大 兒 子 流 血 之 仇 , 殺 他 在 床 上 , 葬 他 在 大 衛 城 , 只 是 不 葬 在 列 王 的 墳 墓 裡 。

Continue reading Report error