Taariikhdii Labaad 24:18 ~ 2-я Паралипоменон 24:18

picture

O o iyana waxay ka tageen gurigii Rabbiga ah Ilaahii awowayaashood, oo waxay u adeegeen geedihii Asheeraah iyo sanamyadii. Markaasaa dadkii dalka Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa waxaa ku soo degtay cadho xadgudubkoodan aawadiis.


И оставили дом Господа Бога отцов своих и стали служить деревам и идолам, --и был гнев на Иуду и Иерусалим за сию вину их.

Continue reading Report error