Taariikhdii Labaad 23:9 ~ 2 Летописи 23:9

picture

M arkaasaa wadaadkii Yehooyaadaac ahaa boqol-u-taliyayaashii siiyey warmihii iyo gaashaammadii waaweynaa iyo gaashaammadii yaryaraa oo Boqor Daa'uud lahaa oo guriga Ilaah yiil.


Свещеник Йодай даде на стотниците копията и малките и големите щитове на цар Давид, които бяха в Божия дом.

Continue reading Report error