Taariikhdii Labaad 23:6 ~ 2 Chronicles 23:6

picture

L aakiinse guriga Rabbiga gudihiisa yuusan ninna soo gelin wadaaddada iyo kuwa reer Laawi oo adeegaya mooyaane, iyagu ha soo galeen, waayo, iyagu waa quduus, laakiinse dadka oo dhammu waa inay Rabbiga amarkiisa dhawraan.


But let no one enter the house of the Lord except the priests and the ministering Levites; they may enter, for they are holy. And let all the people keep the charge of the Lord.

Continue reading Report error