Taariikhdii Labaad 23:18 ~ 歷 代 志 下 23:18

picture

M arkaasaa Yehooyaadaac hawshii guriga Rabbiga u doortay wadaaddadii reer Laawi ahaa oo Daa'uud ku dhex qaybiyey guriga Rabbiga, inay qurbaannada la gubo oo Rabbiga u bixiyaan siday ugu qoran tahay sharcigii Muuse, iyagoo faraxsan oo gabyaya siduu ahaa amarkii Daa'uud.


耶 何 耶 大 派 官 看 守 耶 和 華 的 殿 , 是 在 祭 司 利 未 人 手 下 。 這 祭 司 利 未 人 是 大 衛 分 派 在 耶 和 華 殿 中 、 照 摩 西 律 法 上 所 寫 的 , 給 耶 和 華 獻 燔 祭 , 又 按 大 衛 所 定 的 例 , 歡 樂 歌 唱 ;

Continue reading Report error