H addaba sannaddii toddobaad ayaa Yehooyaadaac xoog isgeliyey oo wuxuu soo kaxaystay oo axdi la dhigtay boqol-u-taliyayaashii ahaa Casaryaah ina Yeroxaam, iyo Ismaaciil ina Yehooxaanaan, iyo Casaryaah ina Coobeed, iyo Macaseeyaah ina Cadaayaah, iyo Eliishaafaad ina Sikrii.
وَبَعْدَ هَذِهِ السَّنَواتِ السِّتِّ، قَوِيَ نُفُوذُ يَهُوياداعَ. وَتَعاهَدَ مَعَ قادَة الجَيشِ: عَزَرْيا بْنِ يَرُوحامَ، وَإسْماعِيلَ بْنِ يَهُوحانانَ، وَعَزَرْيا بْنِ عُوبِيدَ، وَمَعَسْيا بْنِ عَدايا، وَألِيشافاطَ بْنِ زِكْرِي.
Continue reading Report error