K olkaasuu doondoonay Axasyaah (oo Samaariya ku dhex dhuumanayay), waana la soo qabtay oo waxaa loo keenay Yeehuu, waana la dilay, oo isagii waa la aasay, waayo, waxay isyidhaahdeen, Isaga waxaa dhalay Yehooshaafaad oo Rabbiga ku doondooni jiray qalbigiisa oo dhan. Oo Axasyaah reerkiisiina ma uu lahayn xoog uu boqortooyada ku sii haysto. Catalyaah Iyo Yoo'aash
І відшукав він Ахазію, і схопили його, а він ховався в Самарії. І привели його до Єгу та й забили його; і поховали його, бо сказали: Він син Йосафата, що всім серцем своїм звертався до Господа. І не було в домі Ахазії нікого, хто мав би силу царювати.
Continue reading Report error