M arkaasaa dadkii Yeruusaalem degganaa waxay meeshiisii boqor kaga dhigteen Axasyaah oo ahaa wiilkiisii ugu wada yaraa, maxaa yeelay, guutadii ragga ahayd oo reer Carbeed xerada la timid way wada laayeen kuwii waaweynaa oo dhan. Sidaas daraaddeed waxaa boqor noqday Axasyaah ina Yehooraam oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.
А мешканці Єрусалиму настановили царем замість нього Ахазію, його найменшого сина, бо всіх перших позабивала та ватага, що приходила з арабами на табір. І зацарював Ахазія, син Єгорама, Юдиного царя.
Continue reading Report error