Taariikhdii Labaad 21:19 ~ 歷 代 志 下 21:19

picture

O o wakhtigii waa iska socday, oo laba sannadood dabadood waxay noqotay in xiidmihiisii la soo dhacay cudurkii uu qabay daraaddiis, oo wuxuu u dhintay cudurro xunxun. Oo dadkiisiina isaga dab uguma ay shidin siday awowayaashiis dab ugu sharfi jireen oo kale.


他 患 此 病 纏 綿 日 久 , 過 了 二 年 , 腸 子 墜 落 下 來 , 病 重 而 死 。 他 的 民 沒 有 為 他 燒 甚 麼 物 件 , 像 從 前 為 他 列 祖 所 燒 的 一 樣 。

Continue reading Report error