Taariikhdii Labaad 20:25 ~ 歷 代 志 下 20:25

picture

O o Yehooshaafaad iyo dadkiisii markay u yimaadeen inay iyaga furtaan waxay dhexdoodii ka heleen maal badan oo meydadka la yaal iyo alaab qaali ah oo ay nafsaddooda u furteen, oo waxaasuna waxay qaadan karaan waa ka badnaayeen, oo intii saddex maalmood ah ayay dhicii guranayeen, maxaa yeelay, aad iyo aad buu u badnaa.


約 沙 法 和 他 的 百 姓 就 來 收 取 敵 人 的 財 物 , 在 屍 首 中 見 了 許 多 財 物 、 珍 寶 , 他 們 剝 脫 下 來 的 多 得 不 可 攜 帶 ; 因 為 甚 多 , 直 收 取 了 三 日 。

Continue reading Report error