Taariikhdii Labaad 20:24 ~ 2 Летописи 20:24

picture

O o dadkii Yahuudah markay yimaadeen meeshii dheerayd ee cidlada ee wax laga dhawro ayay fiiriyeen dadkii faraha badnaa, oo waxay arkeen inay yihiin meydad dhulka ku dhacay, oo midna ma baxsan.


А юдеите, като стигнаха до стражарската кула на пустинята, погледнаха към множеството и, ето, те бяха мъртви тела, паднали на земята, и никой не беше се избавил.

Continue reading Report error