Taariikhdii Labaad 20:23 ~ 2 Chronicles 20:23

picture

W aayo, reer Cammoon iyo reer Moo'aab ayaa is hortaageen dadkii degganaa Buur Seciir inay dhammaantood laayaan oo wada baabbi'iyaan, oo markay wada baabbi'iyeen dadkii Buur Seciir degganaa ayaa mid kastaaba kan kale ku caawiyey inuu nin kale dilo.


For the sons of Ammon and Moab rose up against the inhabitants of Mount Seir destroying them completely; and when they had finished with the inhabitants of Seir, they helped to destroy one another.

Continue reading Report error