Taariikhdii Labaad 20:22 ~ 2-я Паралипоменон 20:22

picture

O o markay bilaabeen inay gabyaan oo Ilaah ammaanaan ayaa Rabbigu rag gaadmo ah ku soo kiciyey reer Cammoon iyo reer Moo'aab iyo reer Buur Seciir oo ku soo kacay dadkii Yahuudah, oo iyagii waa la laayay.


Когда они начали петь и славить, Господь устроил засаду против моавитян, аммонитян и жителей горы Сеир, которые вторглись в Иудею, и те были разгромлены.

Continue reading Report error