Taariikhdii Labaad 20:18 ~ ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻟﺜﺎﻥ 20:18

picture

M arkaasaa Yehooshaafaad madaxa foororshay oo wejiga dhulka saaray, oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuna Rabbiga hortiisay isku tuureen oo u sujuudeen.


فَانبَطَحَ يَهُوشافاطُ وَوَجهُهُ إلَى الأرْضِ، وَكَذَلِكَ فَعَلَ جَمِيعُ أهلِ يَهُوذا وَالقُدسِ فِي حَضرَةِ اللهِ.

Continue reading Report error