Taariikhdii Labaad 20:16 ~ 歷 代 志 下 20:16

picture

H addaba idinku berrito u dhaadhaca iyaga, oo bal eeg, waxay soo korayaan jiirta Siis, oo waxaad ka heli doontaan meesha dooxadu ku dhammaato oo ka horraysa cidlada Yeruu'eel.


明 日 你 們 要 下 去 迎 敵 , 他 們 是 從 洗 斯 坡 上 來 , 你 們 必 在 耶 魯 伊 勒 曠 野 前 的 谷 口 遇 見 他 們 。

Continue reading Report error