Taariikhdii Labaad 2:7 ~ 歷 代 志 下 2:7

picture

H addaba waxaad ii soo dirtaa nin yaqaan sancada dahabka, iyo lacagta, iyo naxaasta, iyo birta, iyo guduudka, iyo casaanka, iyo buluugga, kaasoo si wacan u yaqaan sancada xaradhka, inuu la jiro ragga saanacyada ah oo ila jooga dalka Yahuudah iyo Yeruusaalem, kuwaasoo uu aabbahay Daa'uud diyaariyey.


現 在 求 你 差 一 個 巧 匠 來 , 就 是 善 用 金 、 銀 、 銅 、 鐵 , 和 紫 色 、 朱 紅 色 、 藍 色 線 , 並 精 於 雕 刻 之 工 的 巧 匠 , 與 我 父 大 衛 在 猶 大 和 耶 路 撒 冷 所 預 備 的 巧 匠 一 同 做 工 ;

Continue reading Report error