B al eeg, waxaan guri u dhisayaa magaca Rabbiga Ilaahayga ah, inaan isaga quduus uga dhigo, oo hortiisa lagu shido foox udgoon, oo la hor dhigo kibista tusniinta oo joogtada ah, oo la bixiyo qurbaannada la gubo subaxda iyo fiidka, iyo Sabtiyada, iyo markay bilaha cusubu dhashaan, iyo ciidaha Rabbiga Ilaahayaga ah. Kaasuna waa amar reer binu Israa'iil weligiis la amray.
Nana, ka hanga e ahau he whare mo te ingoa o Ihowa, o toku Atua, ka whakatapua mona, hei tahunga mo te whakakakara reka ki tona aroaro, mo te taro aroaro tuturu, mo nga tahunga tinana o te ata, o te ahiahi, o nga hapati, o nga kowhititanga marama, o nga hakari o Ihowa, o to matou Atua. He tikanga tenei ake ake ma Iharaira.
Continue reading Report error