O o bal eeg, anigu addoommadaada alwaaxda jaraya waxaan siin doonaa labaatan kun oo kor oo ah sarreen la tumay, iyo labaatan kun oo kor oo ah shaciir, iyo labaatan kun oo bad oo khamri ah, iyo labaatan kun oo bad oo saliid ah.
I will give to your servants who cut trees, 200, 000 baskets of crushed grain, 200, 000 baskets of barley, 200, 000 bottles of wine, and 200, 000 bottles of oil.”
Continue reading Report error