H addaba Sulaymaan wuxuu u qasdiyey inuu guri u dhiso Rabbiga magiciisa, iyo guri kale oo boqortooyadiisu leedahay.
Now Solomon decided to build a house for Yahweh’s name, and a house for his kingdom.