Taariikhdii Labaad 19:6 ~ 2 Chronicles 19:6

picture

O o xaakinnadiina wuxuu ku yidhi, Waxa aad samaynaysaan ka fiirsada, waayo, idinku garsoorid dad u samayn maysaan, laakiinse waxaad u samaynaysaan Rabbiga, oo weliba isaguna garsooridda wuu idinla weheliyaa.


And said to the judges, Take heed what ye do: for ye judge not for man, but for the Lord, who is with you in the judgment.

Continue reading Report error